Skip to Content

Functional Consultant

Mogadishu, Somalia

Shirkaddu waxay raadinaysaa xirfadle buuxin kara booska Odoo Accounting Functional Consultant, kaas oo yeelan doona aqoon dhanka maaliyadda iyo khibrad habaynta barnaamijyada kombuyuutarka ee accounting-ka.

Hawsaha iyo Mas'uuliyadaha:

  • Ururinta iyo qiimaynta baahiyaha system ka ee macaamiisha (Requirements Gathering).
  • Dhisidda iyo habaynta nidaamka accounting-ka ee ku dhisan macaamiisha baahidooda.
  • Bixinta tababarrada iyo caawinaadda joogtada ah ee macaamiisha.
  • Diyaarinta iyo maareynta jadwalka mashaariicda laguu xilsaaray.
  • Wareysiga iyo dhagaysiga baahadia macaamiisha oo system ka.

 

What We Offer

Shaqaalo walba waxuu helaa fursad tababar iyo khibrad ku saabsan nidaaminta iyo habeenta system-yada ERP ga, iyo sida loo hagaajiyo Project dhameestrin ee Ganacsai walbo system raba. 


Perks

A full-time position


Trainings

Tababar Joogta Soconaayo 
mudo 3 Bil.


Hybird

Xaafada iyo Xafiiska aad 
kaso shaqo gali kartid.


Eat & Drink

Fruit, coffee and
snacks provided.